Sharci

Sharuuc Robery ga

all Bank …jewelry … casino heist … train heist … Popkat heist … oil rig heist and all heist

 

team 4 qof ka yar laguma dhici karo ka badana ma jirto

  • …hostage waa inaad wataan waa mihiim
  • …waa inaad mask wadataan waa muhiim
  • …hostage waa in qori ama bastolad lagu hayo
  • …hostage mask ma wadan karo
  • …wakhtiga police kuu qabtay waa inaad ilaalisa
  • …waa muhiim inaad wadatan gaadhi 4 Qaad ah

hadii intaa aanad samayn oo lagu arko ado dhacaya Bank sharcigeedu waa :- Ganaax 30 Daqiiqo oo xabai ah

 

 

2 STORE Robbery

 

  • …Sadex qof ilaa 2 qof waa ku dhici kartaan
  • …laakin waa inaad wadataan mask iyo hostage
  • …gaadhi 4 qaada iyo mid labo qaada waa ku dhiici kartaan
  • ….wakhtigana ilaali police ku qabtay

 

Markad dhamaysataan wixii aad dhacayseen waxad haystaan mudo 5 daqiiqo ah oo aad ku baxsan kartaan hadii aad intaa ku baxsan waydaan askartu gadhiga ayay idinku garaaci doonta ila intay idinka qabanayso.

 

 

 

…waa lagama maar maan inaad raacdo shuruudahan!!!?

 

1..police hadii aad ka baxsatid mudo 20 min waa inaad is ilaalisa

 

2..waa inaad badashaa dharkaad wax ku dhacday

 

3..kuma dhici kartid mar labaad dharkii hore eed wax kusoo dhacday

 

4..Qof walba oo meel dhacaya waa in uu wataa items { Qalabkii} loogu talo galay in lagu dhaco goobtaas hadi aad so ilowdo oo askartu timaado laga yeeli maayo alaab ba iga dhiman oo wan doonanayaa alaabtaas. waxa lagu dirayaa Xabsi.10 min ah

 

5..dharka shaqada adoo wato wax kuma dhici kartid hostage kuma noqon kartid  waa qalad xabsina waa ku mudaysan kartaa

shaqadana waa ku waayi kartaa

 

6.. hadii aad rabto inaad qof baaratid ama aad hostage ka rabtid waa inaad qori ama pistol ku taagtaa gacmaha taag tiraahdaa sadex jeer

hadii uu kaa diidi waa dili kartaa madama uu madax adag sameeyey ama iska caabin samaynaayo

 

7 goobaha safezone ah qofna kuma afduuban kartid adigo hostage ahaan u rabo hadii lagugu arko waa 2 day ban ah

 

❌ LAGA YEELI MAAYO Muwaadin ka

  • Marmarsiiyo sida: “Ma aqrin” ama “Ma ogeyn” → Lama aqbalayo
  • Qofna kama sareeyo sharciga → Dhammaan waa loo siman yahay