Sharci

Sharuucda Gangs-ka

Si loo hubiyo in gangs-ku ku dhaqmaan nidaam iyo sharci cad, fadlan si taxaddar leh ugu dhaqma shuruucdan:

  • Gang kasta wuxuu ugu badnaan noqon kara 12 xubnood, ugu yaraan waa inay noqdaan 8 xubnood.
  • Gang kasta waa inuu yeesho Compound/Villa gaar ah.
  • Gang kasta waa inuu yeesho dharka u gaar ah (uniform).
  • Xubnaha Gangs waa inay xirtaan dharka saxda ah ee kooxdooda.
  • Haddii qof kale xirto dharkiinna, siiya 3 digniin inuu beddelo; haddii uu diido, waxaad xaq u leediin in aad ku qaadaan qodobka xeer ciqaabeeedkiina( Dhowr  Xushmada  gaarka ah)
  • Xubin ka tirsan Gang kale masoo geli karo compound-kaaga( Villa daada ), haddaan loo fasixin ama casuumaad jirin.
  • Boolisku waa inay heystaan warrant(ogalaasho) si ay u baadhaan ama u galaan compound/Villada, marka laga reebo xaalad dagaal oo amniga khalkhal gelin karta.
  • Dagaal kasta oo gangs-ka ah waa in lasoo wargeliyaa dowladda/Booliska, isla markaana ay heshiis ku jiraan labada hoggaamiye ee gangs ka, Sharuucna la imaadaan.
  • Waa mamnuuc in lagu  xadgudbo ama lagu qoob ciyaaro  meydka(Marxuumiinta)
  • Xubin kasta oo gang ah waa inuu leeyahay door (role) sax ah oo ku jira Discordka.
  • Haddii qof lagu helo gang isagoo aan lahayn role sax ah → Wuxuu mutaysan doonaa ciqaab.(ganaax dhan 150 000 waxaana bixinaaya  Hogaamiyaha  gangs kaas)
  • Haddii qof ka baxo gang, wuxuu galayaa cooldown 14 maalmood. Ka hor inta uusan ku biirin gang kale.
  • Gangska looma oggola inay ku dhuuntaan compound-kooda kadib marka ay dhac ama dagaal la galaan booliska. → Waxay ku mutaysan doonaan 1 Strike.
  • Gang kasta waxaa lagu dabaqi doonaa nidaamka 3 Strike Warning ah : haddii dhammaan strikes la buuxiyo → Kooxda waa la kala dirayaa (Disbanded).
  • Qofka cusub ee ku soo biira Magaalada waa in uu joogaa ugu yaraan 2 taddobaad  ka hor inta uusan ku biirin  Gang.
  • Gangs walba waxa uu qaadan karaa Hal mission halkaa ka badan Gangska lagu arko waxaa la siinaya digniin sadex mar hadii lagu siiyo digniin waa laga tirtirayaa Gangska

❌ LAGA YEELI MAAYO Muwaadin ka

  • Marmarsiiyo sida: “Ma aqrin” ama “Ma ogeyn” → Lama aqbalayo
  • Qofna kama sareeyo sharciga → Dhammaan waa loo siman yahay