Sharci

Sharuucda Guud

Shuruucda Rasmiga ah ee Shanta Somali GTA 5 RP

Ku soo dhawoow Shanta Somali RP. Si loo hubiyo in serverkeenu uu noqdo meel ammaan ah oo lagu raaxaysto, fadlan si taxaddar leh u akhri kuna dhaqan shuruucdan.

️ SAFEZONE RULES

Goobaha Safezone lagu calaamadeeyay waa mamnuuc in lagu sameeyo:

  • Baadhasho
  • Afduub
  • Gaadhi laga xado ama laga baadho
  • Qof lagu qaato Hostage ahaan ama Gacmaha laga xidho

Ciqaabta:

  • Markii 1aad → Digniin
  • Markii 2aad → Ban 2 maalmood ah

️ DAGAAALKA MAGAALADA

  • Dagaal gudaha magaalada dhexdeeda waa ka mamnuuc.

Ciqaabta:

  • Markii 1aad → Digniin
  • Markii 2aad → Ban 3 maalmood ah

Soo daawasho qof kale (StreamSnipe)

  • StreamSnipe ka  waa ka mamnuuc. Serverka  gudahiisa

Ciqaabta:

  • Haddii lagugu arko  → Ban 3 maalmood ah

️ Aflagaadada iyo ixtiraam darada 

  • Caayda, kaftanka xun, ka hadalka qabyaalada iyo jees-jeeska waa mamnuuc.

Ciqaabta:

  • Markii 1aad → Digniin
  • Markii 2aad → Ban 3 maalmood ah
  • Waalid  hadii aad caaydo →  Ban 7 maalmood ah

 

Isticmaalka  Codbadalka (Voice Changer)  serverka waa ka mamnuuc

Ciqaabta:

 

    • Markii kowaad → Digniin si aad codka usoo badasho
    • Haddii aad diido → Ban 1 maalin ah

GAME RULES

  • Haddii lagu dilo, waad ku khasban tahay in laguu baadho. Game ka Haka bixin, hadii aad ka baxdo.

Ciqaabta:

    • Markii 1aad → Digniin
    • Markii 2aad → Ban 2 maalmood ah

 

Xushmad darro loo muujiyo Staff/Admin/Players

 

Ciqaabta:

    • Markii 1aad → Digniin
    • Ban 3 maalmood ah
    • Haddii ay sii socoto → Ban Forever

Qof shaqeysanaayo   Ma dili kartid mana Baaran kartid

 

  • Qof shaqo ku jira ama dharka shaqada xiran  lama dili karo lamana baaran karo
  • Dharka shaqada adoo xeran dagaal  amaa dhac kama qeyb gali kartid

Ciqaabta:

    • Marka 1aad → Digniin+ 30min xabsi
    • Marka 2aad → ban 3 maalmood
    • Marka 3aad → ban → ban 7 maalmood

Giltch Qofkii samaynta iyo  Ciqaabteeda 

  •  charrecterkiisa  gabi ahaan wa la delete gareynaa  iyo  Digniin  ayuu helaa
  • 2aad 7 days ban

☠️ DILKA AAN SABABTA LAHAYN

  • Qof si macno darro ah loo dilo → Ban 7 maalmood ah

 

SHURUUCDA LAGA YEELI MAAYO

  • Marmarsiiyo sida: “Ma aqrin” ama “Ma ogeyn” → Lama aqbalayo
  • Qofna kama sareeyo sharciga → Dhammaan waa loo siman yahay