Sharuucda Police ka
- Dadka waa in si siman loola dhaqmaa, iyadoo laga fogaanayo awood sheegasho. (sida Boorso la iska galo ayadoo dhibaato jirin ,Gacmo ka xirid, Ganaax awood sheegasho iyo Ka been abuurid Muwaadin ). Qofka falkaas ku kaca ee laga keeno Cadeyn , Digniin ma jirayso (Shaqada waa laga saaraa ).
- Askarigii Askari kale been ugu marqaati kaca , asiga shaqada waa laga saaraa + Ganaax 50.000 Cadeynta laga keena Askariga danbiilaha waxay Noqon kartaa game ka dhexdiis iyo banaankiisa
2- Hantida dowladda waa in aan loo adeegsan ujeeddooyin shakhsi ah , waana in si masuuliyadi ku dheehan tahay loo isticmaalo .
3- Ilaalinta Uniform-ka: Askariga waa in xirtaa Uniformka ay keenaan Labada taliye Ugu sareysa Ciidanka oo Kaliya Mana xiran karo Askariga Uniform ka uu asiga doorato Ogoow Inta aadan shaqada ku soo biirin ayuu Jiray sharcigaan.
4- Askari gii sahada uga taga si Kibir asiga oo isticmaalaya ero qaldan Season kaaas dib uma soo Codsan karo askari nimo
5- Isla Xisaabtan : Askarta oo idil qofkii Musuq maasuq lagu soo eedeyo waa lala xisaabtami doonaa Shaqada haddii aad iska ga tagaysid waa in aad wareejisaa qalab iyo hanti wixii aad u hayso
6- Qof walba waa inuu joogo meeshii lagu qoray oo kaliya ilaa meel kale looga diraayo
7- Qofki howl u gaar ah hadii uuQabsanaayo waa in uu ogaysiiyaa Police kale shaqada kula jira
8- Askarta Somali Istaag iska taag taagan si bilaa shaqo ah lama ogola, hadaana shaqo laheyn Joog
Xaruntada.
9- Police ka marka ay howlgalada soo af jaraan waa in ay danbiilaha report kooban ka sameeyaan — taana waa muhiim
10- Raadiyaha gacanta ee booliska waan lawada saarnaadaa xilliyada Howlgalka
11- Askari ayaa noqotay, iska ilaaw saaxibkaagii tuuga ahaa
12- Sida askarta iskula shaqaynaan waxaa doooraya Taliyaasha
13- As kari hadi la Qoraayo waxaa wada qori kara labada taliye ugu sareyso
14- Askari Ma soo deyn karo qof xabsi ku jira, a asiga oo aana la xariirin Askariga xira.
15- Go’ aanka waa xagaaga in aad sharuucdaan raacdaa Dood la’aan ama shaqada Police ka in aad iska Dhaafto
❌ LAGA YEELI MAAYO Muwaadin ka
- Marmarsiiyo sida: “Ma aqrin” ama “Ma ogeyn” → Lama aqbalayo
- Qofna kama sareeyo sharciga → Dhammaan waa loo siman yahay