Sharci

Sharuucda Streamers-ka

Sharuucda Streamers-ka – Shanta Somali RP

 

  •  Streamer-ka  Cay iyo Aflaago waa ka mamnuuc. Haddii uu sameeyana
  •  → 7 Days Ban oo digniin lahayn
  • Streamer-ka  waa inuu ixtiraamo Maamulka  Server-ka iyo Staff-ka Discord-ka.
  • Streamer-ka  Qabiil iyo Qabyaalad waa ka mamnuuc. Haddii uu sameeyo → Ban Forever.
  • Streamer-ka agtiisa   looguma xad gudbi karo  player  ama server kale

1 Waa digniin

2 Waa ban 2 days

  • Streamer-ka  kama ciyaari karo   Server kale oo Somali ah waa ka mamnuuc. Haddii uu sameeyana → Whitelist lagala laabanayaa.
  • Haddii Shaqsi ama Admin xadgudub kugu sameeyo → Ticket furo Discord-ka, uma gudbin kartid Admin kale oo Game-ka ku jira.
  • Haddii aad falcelin ka bixiso qof xadgudub kugu sameeyay, dhibaatada ka dhalan karta naguma eedi kartid.
  • Shoutout kama codsan kartid qof ku jira Stream ama Live. Haddii aad sameyso → Ban Forever.
  • Haddii aad tahay Streamer cusub oo raba  Shoutout ama caawinaad stream ku saabsan → fadlan Discord-ka Shanta Somali imaaw.
  • Streamer-ka waa inuu xushmad siiyo Streamerada kale.
  • Streamer-ka  ma sameyn karo xayeysiin Server kale. Haddii uu sameeyana → Ban Forever.

 

❌ LAGA YEELI MAAYO Muwaadin ka

  • Marmarsiiyo sida: “Ma aqrin” ama “Ma ogeyn” → Lama aqbalayo
  • Qofna kama sareeyo sharciga → Dhammaan waa loo siman yahay